Dr .William Ruto oo ka hadlay shaqa la’aanta haysata dhalinyarada dalka.

Madaxweyne kuxugenka dalka William Ruto ayaa hoogaamiyasha dalka ugu baaqay in ka hadlaan shaqa la’aanta haysata dhalinyarada.

Madaxweyne kuxugenka oo Maanta hogaamiyaasha diimaha ee ismaamulka muranga kula kulmay hoygiisa Karen ayaa sheegay in la joogo Xiligii ay hoogaamiyaasha ka hadli lahaayeen dhibaatada shacabka haysata.

Ruto ayaa sheegay in uu diyaar uu yahay in uu Wax ka qabto shaqa la’aanta haysata dhalinyarada hadii uu ku guuleysto xilka Madaxweynaha dalka doorashada 2022-ka.

  

Latest posts

Prof. Sam Ongeri oo uu tartamaya kursiga barasaabka ee Ismaamulka Kisii

Iftiin FM Reporter

Musalia Mudavadi oo baaq uu diray Kenyanka

Iftiin FM Reporter

Baarlamaanka Mandera oo ansixiyay hindise sharciyeed muhiim ah

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi