Dusan Vlahovic oo ka hadlay Kooxda Arsenal

Xiddiga bartilmaameedka u ah Arsenal ee Dusan Vlahovic ayaa  la soo sheegay  in uu ka  niyad jabay  kooxda Arsenal isaga oo doortay horyaalka uu doonayo in uu ka ciyaaro.

Also Read
Pirlo oo balanqaad u sameeyay Ronaldo.

Dusan Vlahovic ayaa la soo sheegaya in uu doortay in uu sii joogo horyaalka Serie A-da midkoodna ku biiro kooxaha Juventus Ama Inter Milan halkii uu ku biiri lahaa Arsenal.

Also Read
Aubameyang oo ka tagaya Kooxda Arsenal

Xilli wax ka yar 18 bilood ka dhimantahay heshiiskiisa kooxda Fiorentina, Xiddiga ayay u badantahay in uu isaga tagi doono kooxdaiisa suuqa January ama xagaaga dambe.

Also Read
Tababare Pep Guardiola oo ka hadlay Dani Olmo

Arsenal ayaa si weyn u doonaysa saxiixa xiddiga iyaga oo muddo lala xidhiidhinayay u dhaqaaqistiisa si ay ugu xoojiyaan weerarkooda suuqa January ama xagaaga.

 

  

Latest posts

Dusan Vlahovic oo ka hadlay ku biirista kooxda Juventus

Iftiin FM Reporter

Tababarihii hore Barcelona ee Ernesto Valverde oo ka hadlay Barcelona

Iftiin FM Reporter

Dusan Vlahovic oo ku biiray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi