Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in Mowjadaha duufaanta iyo dhul gariirka is wata ee Tsunami,ay cagta mariyeen dalka jaziiradda yar ah ee dhaca badda Pacific-ga ee Tonga.
Tani ayaa waxaa markii labaad ee uu dhulgariirka ka dhaco badda hoosteeda laba maalmood gudahood jaziiraddani.
Dadka deegaanka, ayaa laga dalbadey iney u guuraan goobo uu jooggoodu sarreeyo.