Ethopia oo guul darro ku biloowday koobka qaramada Afrika

Qaranka Ethopia ayaa guul darro ku biloowday tartanka koobka qaramada Afrika ka dib ciyaar ay wadaageen Cape Verde kuwaasi oo hal gool ku garaacday

Also Read
Tababare Xavi oo ka tagay kooxda Al-Sadd.

Ciyraarta ayaa guud ahaan aheyd mid si u deggan inkastoo cape verde ka wacnaayeen Ethiopia

Goolka waxaa lagu helay daqiiqadii 45-aad ee dhamaadka qeybtii hore waxaana qaranka geeska afrika ka socda ku xumaayeen in kubadda cagtooda ku hayaan.

Also Read
Cameroon oo guul ku bilowday koobka qaramada qaaarada Africa

Cape Verde daafac ahaan waa wacnaayeen iyaga ayaana ku sareeyay maamulka kbadda  , waxa ayna mararaka qaar gaarayaan heer dhan %58

Also Read
Memphis Depay oo ka tagaya Kooxdiisa

Ethopia dhamaadkii isku dayo ayay sameeynayeen balse waxaa dilayay go`aan qaadasho deg deg ah waxaana loogu fhameeyay halkaas.

  

Latest posts

Rio Ferdinand oo sheegay in chelsea ay ku guulaysan doonto Carabao Cup

Iftiin FM Reporter

Xulka Qaranka Somaliya Oo Ka Qayb Qaatay Codaynta Abaalmarinta The Best

Iftiin FM Reporter

Man United oo war fican ka heshay Paul Pogba

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi