Faahfaahin ka soo baxday dhul-gariirkii ka dhacay Afghanistan

Dhul-gariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dilay 920 qof dalka Afghanistan Arbacada maanta ah, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka masiibooyinka, iyadoo in ka badan 600 oo qof ay ku dhaawacmeen, waxaana la filayaa in khasaaraha uu sii kordho sida ay sheegayaan xogaha laga helayo tuulooyinka fogfog ee buuralayda ah.

Also Read
Mareykanka oo Soomaaliya uga digay doorasho hal dhinac ah.

Sawirro lagu baahiyay warbaahinta Afghanistan ayaa muujinayay burburka guryaha, iyadoo meydadku ay daadsan yihiin waddoonka.
Dadaallada samata bixinta ayaa diyaarado Helicopters ah gaarsiiyay goobaha musiibadu ka dhacday si loo gaaro dadka dhaawaca ah si ay u helaan gagaar caafimaad iyo cunto, sida uu sheeegay Salahuddin Ayubi. oo ah sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha.

Also Read
Hogaamiyaha mucaaradka Ruushka oo xaaladiisa caafimaadeed ay soo hagaageyso
Also Read
Madaxweyne Mustafe Muxumed Cagjar oo ka hadlay ciidamada loo diray gobolka Tigray.

“Dhimashadu waxay u badan tahay inay sii kororto maadaama tuulooyinka qaarkood ay ku yaallaan meelo fogfog oo buuraleyda ah, waxayna qaadan doontaa waqti in la soo ururiyo faahfaahinta.” ayuu raaciyay Ayubi.

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi