George W. Bush oo ka hadlay ururada argigixisada Gudaha Mareykanka.

George W. Bush madaxweynihi hore ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in uruurada argigixisada  gudaha Mareykanka ay ka halis badan yihin uruurada argigixisada ee dibadda .

Also Read
Magaalada Dooloow ee gobolka Gedo waxaa gaaray Wafdi Ka Socday Hay’addo Caalami Ah

George W. Bush oo khubad ballaraan ka jeediyey goob lagu qabtay munaasabadda sanadguuradii 20-naad ee ka soo wareegatay weerarkii aragigixiso ee ka dhacay gudaha dalka Mareykanka ayaa carabka ku dhuftay in xubnaha shacabka loogu bahan yahay in ay ka hortagaan rabshadaha iyo falalka  argigixisada .

Also Read
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo baaq uu diray dowladda madaxweyne Farmaajo.

George W. Bush ayaa carabka ku dhuftay in aysan kala duwaneyn  argagixisadii fulisay 9/11 iyo kooxaha xagjirka Maraykanka ah oo ku sugan gudaha waddankaas.

Also Read
Militeriga dalka Indonesia oo ka hadlay Markab la weysanaa 3-maalmood.
  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi