Guddiga doorashooyinka oo ka hadlay natiijada doorashada Madaxweynaha

Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee dalka ayaa sheegay in uu dhameeyey xaqiijinta dokumentiyada natiijooyinka doorashada oo ay uu soo gudbiyeen 140 ka mid ah saraakiisha doorashooyinka .

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee dalka  Wafula Chebukati ayaa sheegay in guddiigisa uu isbadalo ku sameeyey qaar ka mid ah foomamka .

Guddoomiye Wafula Chebukati ayaa sida oo kale sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhameyn doono hanaanka xaqiijinta codadka  si saraakiisha doorashooyinka ay dib ugu laabtaan goobahooda shaqo.

Dhanka kale guddoomiye Professor Abdi Gulliye  ayaa sheegay in wixii hadda laga bilaabo xarunta qaran ee  tirinta codadka loo ogolaan doono musharaxiinta madaxweynaha ,wakiiladooda ,kormeerayaasha , dibloomaasiyiinta  iyo warbaahinta 

  

Latest posts

Hanti ku burburtay dab ka kacay magaalada Ilbisil Ismaamulka Kajiado

Iftiin FM Reporter

Barasabka ismaamulka kwale Fatuma Achani oo ka hadashay abaarta ka jirta deegaanada Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Uurka gabdhaha iskuuleyda oo ku batay Ismaamulka Narok

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi