Guddiga doorashooyinka oo ku dhawaaqayo natiijada doorashada madaxweynaha

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC ayaa  rajo wanaagsan ka qabo in natiijada doorashada ay  ku shaacin doono  waqtigii loogu talagalay.

Madaxa fulinta ee guddiga doorashooyinka ee dalka Marjan Hussein Marjan ayaa sheegay in guddigiisa  uu ka warqabo in ay heystaan ilaa Isniinta maadaama sharcigu uu siiyay 7 maalmood in ay ku soo bandhigaan natiijada madaxweynaha.

Wuxu waydiistay wakiilada xisbiyada  in ay  kaalin wanagsan  dedejinta habka xaqiijinta codadka 

  

Latest posts

Hanti ku burburtay dab ka kacay magaalada Ilbisil Ismaamulka Kajiado

Iftiin FM Reporter

Barasabka ismaamulka kwale Fatuma Achani oo ka hadashay abaarta ka jirta deegaanada Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Uurka gabdhaha iskuuleyda oo ku batay Ismaamulka Narok

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi