Guddoomiye Maalim Mohammed oo digniin uu diray shacabka Ismaamulka Turkana

Isku duwaha howlaha amaanka ee gobolka Rift Valley  Maalim Mohammed ayaa toddobo maalmood oo kama danbeysa ah uu qabtay dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool  tuulada kraal ee  dhulka waaxda adeega duurjoogta ee dalka KWS oo ku yeelo  ismaamulka Turkana .

Isku duwaha howlaha amaanka ee gobolka Rift Valley  Maalim Mohammed ayaa ugu baaqay qoysaskani in ay ka guuraan dhulkaasi madam falal amni daro ay ku soo bateen wadada isku xirta magaalooyinka Kainuk-Lokichar 

Guddoomiye Maalim Mohammed ayaa sheegay in shaqsiyaadka falalkaasi amni darada ah geystaan ay ku dhuuntaan  tuuladaasi .

Amarkani la bixiyey ayaa ku soo aadaya iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay soo bateen kiisaska falalka dhaca loo geysto baaburta iyo dadka adeegsada wadada isku xirta magaalooyinka Kainuk-Lokichar

  

Latest posts

Dr.William Ruto oo ka hadlay horumarka uu gaarsiin doono ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

Bandow lagu soo rogay ismaamulada Baringo, Elgeyo Marakwet and West Pokot.

Iftiin FM Reporter

Isbaheysiga Azimio la Umoja-One Kenya oo olole siyaasadeed ku qabtay gobolka Mount Kenya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi