Gudiga doorashooyinka oo wado xaqiijinta codadka doorashada

Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka ayaa sheegay in uu bilaabay barnamijka xaqiijinta foomamka 34B.

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in leysu fiirinayo  foomamka 34B. iyo 34 A.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee dalka Wafula Chebukati  ayaa sheegay in goobaha laga  isticmaalay diiwaanka  codbixiyayaasha gacanta ay soo gudbiyeen dhamaan foomaamka 34

  

Latest posts

Guddiga Jinsiga iyo Sinaanta ee dalka oo ku baaqay in la soo afjaro dhibaatooyinka lagu haayo dadka waayeelada ah .

Iftiin FM Reporter

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi