Hazard oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa Ciyaareed.

Garabka Real Madrid ee Hazard ayaa  manta markii ugu horeysay go’aan ka gaaray  mustaqbalkiisa kooxdaas ka dhisan caasimadda Spain

Xiddiga Hazard ayaa Real u yimid xagaagii 2019-ka xilligaas oo uu Chelsea kaga wareegay 115 miltan oo euro balse dhaawacyo ayaa u diiday in uu ka dhex muuqdo Real Madrid ‘

Also Read
Tageerayasha Liverpool oo weeraray Baskii xiddigaha Real Madrid.

Waxaa dhawaanahaan lala xariiriyay in uu baxayo xagaagaan balse laacibka ayaa ku dhaggan in uu sii joogayo waliba meel uga socon Real sida wargeyska Marca laga soo xiganayo.

Also Read
Arsenal oo soo bandhigtay qorshaheeda suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.
Also Read
Sergio Aguero oo ka tagaya Kooxdiisa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Wargeyskaas ayaa ka soo xiganaya laacibka in uu dareemayo in weli taageerayaasha kooxda jecel yihiin  uuna xamaasad u qabo la shaqeynta macalinka cusub ee Carlo Ancelloti

 

  

Latest posts

Man United oo iska iibin doonto Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Liverpool oo raadineysa xiddig khadka dhexe ka dheeli karo.

Iftiin FM Reporter

 Kooxaha Manchester City iyo Chelsea oo raadinayaan xiddig ka tirsan Barcelona.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi