Heerka faafida Cudurka Covid-19 oo gaaray 12.2 boqolkiiba.

Wasaarada caafimaadka ayaa sheegtay in 24-kii saac ee laso dhaafay dlaka laga helay 664 kiis oo kusaabsan cudurka Covid-19 kadib markii cudurka laga baaray 5,432 ruux.

Heerka faafida cudurka ayaa gaartay 12.2 boqolkiiba.

663 kamid ah bukaanada Cusub ayaa la sheegay in ay Kenyan yihiin halka 31 kalena ay ajaanib yihiin.

Also Read
Kenya oo laga helay 390 kiis oo cudurka corona.

Tirada guud ee dadka uu cudurka ku dhacay ayaa gaartay 197,409 ruux.

Nairobi ayaa laga helay kisaska ugu badan ee Cudurka iyada oo 280 kiis laga hlay Kiambu with 82, Uasin Gishu and Kilifi 66, Nyeri 46, Mombasa 26, Nakuru 17, Nandi 13, and Machakos 10.

Also Read
Barlamaanka hoose ee Ismaamulka Nairobi oo ilbaabada loo laabay .

Bukaanka ugu da’da yar ee uu cudurka ku dhacay ayaa la sheegay in uu yahay 20 jir halka Midka ugu da’da weyn uu yahay 59 jir

201 bukaan ayaa Maanta kaso bogsooday Cudurka taasi oo tirada guud ee dadka cudurka kaso bogsooday ka dhigeysa 185,808 ruux.

Also Read
Shaqaalaha caafimaadka Muranga oo shaqo joojin guud ku dhaqaaqeen.

Wasaarada caafimaadka ayaa sido kale sheegtay in 16 bukaan ay Maanta u dhinteen Cudurka Covid-19 taasi oo tirada guud ee dadka cudurka u dhintay ka dhigeysa 3,865 ruux.

  

Latest posts

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo baaq uu diray golaha guud ee Qaramada Midoobay

Iftiin FM Reporter

Dowladda oo soo saartay barnamij xoolaha looga samatabixinaya abaaraha.

Iftiin FM Reporter

Waaxda dalxiiska ee dalka oo soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay dowladda Ingiriska .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi