Barnaamijka Hodi Hodi 6am-10am [Isniin ilaa Jimco].
Dhageyso oo ku xirnow barnamijka Hodi Hodi iyo Suleiman Bukhari iyo Abdirashid Salah Kediye.
Barnamijkani ayaa waxaad ku dhageystaan wararkii ugu danbeeyey dalkani Kenya iyo calaamka ka tagan,Siyaasadda gudaha dalkani kenya iyo arrimo badan ku xiisa geliya.