Hoggaamiyayaasha diimaha oo baaq uu direen Kenyanka

Hoggaamiyayaasha diimaha  ayaa waxay mar kale baaq xoogan uu direen Kenyanka 

Hoggaamiyayaasha diimaha ayaa waxay ugu baaqayaan kenyanka  in ay  dulqaad muujiyaan oo ay dalka uu soo ducooyaan xilligani oo la sugayo shaacinta natiijooyinka doorashada madaxweynaha .

Madaxdani Diimaha ayaa waxay ka dhawaajiyeen in Kenyanka loogu bahan yahay in ay joojiyaan faafinta farimaha iyo hadalada naceybka ah dhalin karaan.

Madaxdani Diimaha ayaa waxay dhanka kale ugu baaqeen  musharaxiinta madaxweynaha , wakiiladooda iyo taageerayaashooda in ay nabadda ka shaqeeyaan.

Hoggaamiyayaashani  diimaha ayaa amaaneen siyaasinta aqbaleen in ay ku guul dareysteen doorashada guud

  

Latest posts

Hanti ku burburtay dab ka kacay magaalada Ilbisil Ismaamulka Kajiado

Iftiin FM Reporter

Barasabka ismaamulka kwale Fatuma Achani oo ka hadashay abaarta ka jirta deegaanada Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Uurka gabdhaha iskuuleyda oo ku batay Ismaamulka Narok

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi