Howlgal laga sameeyey Xaafadaha Degmadda Beled-xaawo ee gobolka Gedo

Saraakiisha  Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Ee Soomaliya ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay amniga waxaa ay ka sameyeen qaar ka mid ah xaafadaha Degmadda Beled-xaawo ee gobolka Gedo.

Saraakiishani ayaa  la soo sheegaya in ay  baaritaano ku sameeyeen  gaadiidka noocyadiisa kala duwan, dadweynaha qaar, iyaga oo mararka qaar baaritaano ku sameeynayay Guryo bartilmaameed u ahaa Ciifamada.

Also Read
Dowladda Soomaaliya oo codsi u dirtay Hay’adda NRC

Saraakiisha Ciidamada NISA ee howlgalka hoggaaminayay ayaa waxaa ay sheegeen in ujeedkooda uu ahaa sidii loo xaqiinin lahaa amniga degmada, isla markaana lagu soo qabtay Dhalinyaro lagu tuhmayo inay xiriir la leeyihiin Ururka Al-Shabaab.

Also Read
Howlgal ka socdo inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar iyo Balcad
Also Read
Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaday halista xaaladda Yemen.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen inay howlgallada sii wadi soonaan ilaa iyo inta laga xaqiijinayo Amniga degmada iyo degaannada hoostaga, si Bulshada degmada ay nabad iyo amni ugu noolaadaan.

 

  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi