Isbaheysiga OKA oo beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada

Isbaheysiga One Kenya alliance ayaa Waxba kamajiraan ku tilmaaamay Wararka sheegaya in ay Kalonzo Musyoka ay uso Xusheen in uu Tartamayo Kursiga Madaxweynaha dalka iyada oo Musalia Mudavadi amaba Martha Karua Midkood uu uso xulan doono Madaxweyne kuxugeen.

Hoogaamiya Xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka iyo dhigiisa Ford kenya Moses Wetangula oo Saxafada kula hadlay Nakuru ayaa ku baaqay in la joojiyo hadalada brobagaandhada ah isla Markana laga war suugo go’aanka Isbaheysiga.

Hoogaamiyasha ayaa dhanka kale taageerayaashooda uu xaqiijiyay in nidaamka soo xulista cida kursiga madaxweynaha uu tartami doonto uu gabogabo ku dhawyahay.

Hoogaamiyasha ayaa sido kale waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in hoogaamiyaha Xisbiga Amani  Musalia Mudavadi uu diiday in uu kulankaasi ka qayb galo iyaga oo sheegay in uu cudur daar soo dhibtay.

Hoogaamiyaha Xisbiga NARCH KENYA Martha Karua iyo afhayenka aqalka barlamaanka  Justin Muturi ayaan sido kale ka qayb galin kulankaasi balse soo diray Wakiilo iyaga ka soocday.

  

Latest posts

Nathif Jamaac oo Mar kale noqday Barasaabka Ismaamulka Garissa

Iftiin FM Reporter

Senatar Abdul Haji oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Ismaamulka Garissa

Iftiin FM Reporter

Mohamed Adow oo nodqay Xildhibaanka Cusub ee Koonfurta Wajir

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi