Isku Aadka Koobka Qarmada Qaarada Africa 2022 Oo manta La Soo Saaray.

Waxa  daboolka laga qaaday isku aadka wareega Group-yada ee koobka qaramada qaarada Africa ee sanadka 20222 kaas oo ka dhici doona dalka Cameroon.

Xulalka 24-ka ah ee ka qayb gali doona tartanka sanadka soo socda ayaa ogaaday Group-ka ay kaag jiri doonaan tartanka marka uu bilaaban doono bisha January.

Also Read
Daafacyada ugu fican horyaalka EPL.

Koobka qaramada qaarada yurub ayaa la filayay in uu bilowdo bishii January ee sanadkan haatan lagu jiro ee 2021 laakiin sabab la xidhiidha xanuunka Korona waxa loo dhigay dib.

Also Read
Luis Suarez oo war qiiro leh ka sheegay maamulka kooxda Barcelona.

Group A: Cameroon, Ethiopia, Cape Verde, Burkina Faso.

Group B: Zimbabwe, Malawi, Senegal, Guinea.

Also Read
Wax badan ka ogow kulanka cawa ee Arsenal Vs Aston Villa

Group C: Ghana, Marocco, Comoros, Gabon

Group D: Egypt, Sudan, Guinea-Bissau, Nigeria.

Group E: Sierra Leone, Equatorial Guinea, Côte d’Ivoire, Algeria

Group F: Mali, Mauritania, Gambia, Tunisia

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi