Jack Wilshere oo kusoo laaban doono Arsenal.

Xiddigii hore ee kooxda Arsenal ee Jack Wilshere ayaa lagu soo waramayaa in uu saxiixiisa u soo bandhigay kooxda Arsenal si uu ugu soo laabto.

Xiddiga Jack Wilshere ayaa isaga tagay kooxda West Ham todobaadkii hore waxana uu haatan raadinayaa koox uu si xor ah ugu biiro.

Also Read
Kabtanka xulka Qaranka Croatia ee Luka Modric oo amaan kala dul dhacay xulka qaranka England .

Wargayska Express Sport ayaa sheegaya in uu wakiilka Jack Wilshere la xidhiidhay kooxda Arsenal si uu ugu soo bandhigo saxiixa xiddiga si uu ugu laabto kooxda.

Also Read
wakhtigii Paul Pogba ee Kooxda Man United oo dhamaad ku socdo.

Laakiin Kooxda Arsenal ayaa iska diiday soo laabashada xiddiga iyaga oo u sheegay in ayna wax xiiso ah u qabin in ay dib u helaan xiddiga.

Also Read
Chelsea oo dhulka dhigi weyday kooxda Brighton.

Wilshere ayaaa ka mid ahaa xiddigaha ugu fiican kooxda Arsenal ka hor intii uuna ka tagin sabab la xidhiidha dhaawacyo joogto ah.

  

Latest posts

Sergi Barjuan oo loo magaacabay xilka tababarnimo ee Kooxda Barcelona.

Iftiin FM Reporter

Shaun Wright-Phillips oo fariin uu diray Raheem Sterling.

Iftiin FM Reporter

Osasuna oo taako uu dhigtay kooxda Real Madrid.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi