Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Democratic ahna afhayeenka barlamaanka ee dalka Justin Muturi ayaa mar kale sheegay in uu u tartamaya kursiga madaxweynaha ee dalka Dooroshada dhaceyso Sanadkani .
Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Democratic ahna afhayeenka barlamaanka ee dalka Justin Muturi oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Sagana ayaa beeniyey wararka sheegaya in uu ku biiraya mid ka mid ah isbaheysiyada Azimio La Umoja mise Kenya Kwanza .
Mudane Justin Muturi ayaa ugu baaqay codbixiyayaasha in ay codkooda siiyaan hoggaamiyayaasha ay ka go’aan tahay Horumarinta dalka .
Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Democratic ahna afhayeenka barlamaanka ee dalka Justin Muturi ayaa ugu baaqay musharaxiinta in ay ku soo biiraan xisbigiisa