Kenya oo kiisas cusub oo cudurka Corona laga helay

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in 21 qof oo dheeraad ah laga helay cudurka corona 24 sacaood ee la soo dhaafay .

Heerka faafidda cudurka Corona ayaa gaaray boqolkiiba 1.7 kadib markii 1,095

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in kiisaska guud ee cudurka corona ay gaareen 337,874.

Dhanka kale wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in 50 bukaan oo dheeraad ah ay ka soo caafimaadeen cudurka Corona .

Ma jiro Bukaan uu dhintay cudurka Corona sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka 

  

Latest posts

Guddiga Jinsiga iyo Sinaanta ee dalka oo ku baaqay in la soo afjaro dhibaatooyinka lagu haayo dadka waayeelada ah .

Iftiin FM Reporter

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi