Kenya oo laga diiwaangeliyey Kiisas Cusub oo Cudurka Corona

Dowladda dhexe ee dalka ayaa sheegtay 12 qof oo dheeraad ah laga helay cudurka corona ee 24 sacadood ee la soo dhaafay .

Dowladda ayaa sheegtay in dadkani laga helay cudurka corona kadib markii cudurkaasi laga baaray dad tiradoodu ay gaareyso 2739.

Heerka faafitaanka cudurka corona ayaa gaaray boqolkiiba 0.4.

Dhamaan dadkani laga helay cudurka corona ayaa ah Kenyan .

Bukaanka ugu da’da yar ayaa jiro 14 sano halka Bukaanka ugu da’da weyn uu jiro 82 sano .

Kiisaska guud ee cudurka corona ayaa gaaray 323,195.

Ma jiro bukaan ka soo caafimaaday cudurka Corona ee 24 sac ee la soo dhaafay .

Hal bukaan oo dheeraad ah ayaa uu dhintay cudurka corona taasi oo tirade guud ee dhimashada ka dhigeyso 5646.

  

Latest posts

Dalkani kenya oo la sheegay in unaan sidii la rabay iskugu diyaarinin la tacaalida Cudurka Ebola

Iftiin FM Reporter

Guddomiyaha amaanka ee ismaamulka Garissa oo baaq xoogan u diray shacabka Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Booliska ismaamulka Kiambu oo gacanta kuso dhigay 5 eedeysanayaal oo oo lagu raad joogay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi