Kenya oo laga diiwangeliyey Kiisas Badan oo Cudurka Corona

Maalin un kadib markii ay dowladda soo ceelisay amarka xirashada Af xirka ama Maaska ayaa waxaa Maanta dalka laga helay 419 kiis oo kusaabsan Cudurka covid-19.

Heerka faafida cudurka Covid-19 ayaa gaaray 11.6 boqolkiiba.

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas cusub oo Cudurka Corona

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in kisaaska Maanta la helay kadib markii cudurka laga baaray 3610 kiis.

Tirada guud ee dadka uu cudurka ku dhacay ayaa gaartay 330,024.

Nairobi ayaa laga helay kisaska ugu badan ee cudurka iyada oo 265 kiis laga helay halka kiambu laga helay 50 kiis.

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas cusub oo Cudurka Corona

288 bukaan ayaa Maanta kaso bogsooday cudurka iyada oo 280 kamid ah ay guryaha jogeen halka 8 kalena ay Xarumaha caafimaadka ku jireen.

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas badan oo Cudurka Corona

Dowladda ayaa dadka aan weli talaalka qaadanin ugu baaqday in ay qataan talaalka.

18.6 Milyan oo ruux ayaa ila iyo hada qaatay talaalka.

  

Latest posts

Dalkani kenya oo la sheegay in unaan sidii la rabay iskugu diyaarinin la tacaalida Cudurka Ebola

Iftiin FM Reporter

Guddomiyaha amaanka ee ismaamulka Garissa oo baaq xoogan u diray shacabka Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

Booliska ismaamulka Kiambu oo gacanta kuso dhigay 5 eedeysanayaal oo oo lagu raad joogay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi