Kenya oo laga helay Kiisas badan oo cudurka Corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in 17 qof oo dheeraad ah laga helay cudurka corona  kadib markii cudurkaasi laga baaray dad gaaraya 5,029.

Heerka  faafitaanka cudurka corona ayaa maraya boqolkiiba 0.3.

Also Read
Ururka garsoorayaasha oo eedeymo uu soo jeediyeen Madaxweyne Uhuru Kenyatta .

Kiisas guud ee cudurka corona ayaa gaareen 323,272.

Ismaamulka Kericho ayaa laga helay 7-kiis oo cudurka corona ,nairob 5,Bungoma 3 halka Ismaamulada Mombasa iyo nakuru laga helay hal kiis oo cusub oo cudurka corona .

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas badan oo Cudurka corona

Dhanka kale wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in 21 qof oo dheeraad ah ay ka soo caafimaadeen cudurka taasi oo tirade guud ee booqsashada ka dhigeyso 317,567.

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas badan oo Cudurka Corona

Ma jiro bukaan uu dhintay cuudurka corona inkasta oo tirade guud ee dhimashada ay tagan tahay 5647.

Dhanka kale 17 milyaan oo Kenyan ayaa qaateen tallaalka cudurka corona

  

Latest posts

Guddiga Jinsiga iyo Sinaanta ee dalka oo ku baaqay in la soo afjaro dhibaatooyinka lagu haayo dadka waayeelada ah .

Iftiin FM Reporter

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi