Kenya oo laga helay kiisas cusub oo Cudurka Corona .

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in 24-kii saac ee laso dhaafay dalka laga helay 503 kiis oo kusaabsan Cudurka Covid-19 kadib markii cudurka laga baaray 4060 ruux.

Heerka Faafida Cudurka Covid-19 ayaa gaaray 12.4 boqolkiiba..

Tirada guud ee dadka uu cudurka ku dhacay ayaa gaartay 194,310.

Nairobi ayaa laga helay kisaaska ugu badan ee Cudurka Covid-19 ugu badan ayaa iyada oo 334 kiis laga helay. Kilifi 84, Nakuru 21, Kiambu 20, Kajiado 6, Machakos iyo  Murang’a ayaa min  5 each, Siaya and Taita Taveta 4, Garissa, Nyeri, Turkana and Uasin Gishu 3 cases each, Mombasa 2 Bungoma, Homabay, Nyandarua, Kisumu, Kericho Makueni 1 .

Wasaarada Caafimaadka ayaa sido kale sheegtay in 11 bukaan ay Maanta uu dhinteen Cudurka Covid-19 taasi oo tirada guud ee dadka cudurka u dhintay ka dhigeysa 3,811.

769 bukaan ayaa Maanta kaso bogsooday cudurka Covid-19 taasi oo tirada guud ee dadka cudurka kaso bogsooday ka dhigeysa 183,980.

  

Latest posts

Tiro Bukaana ah oo Maanta uu dhintay Cudurka Covid-19

Iftiin FM Reporter

Dr. William Ruto oo sheegay in uu diyaar uu yahay la shaqeynta Madaxwynaha .

Iftiin FM Reporter

Martha Koome oo sheegtay in kenyanka ay heli doonaan cadaalad buuxda .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi