Kenya oo laga helay Kiisas Cusub oo Cudurka Corona

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in ay hoos uu dhaceen kisaska Cudurka Covid-19 ee dalka.

24-kii saac ee laso dhaafay 1,035 kiis oo kusaabsan cudurka covid-19 ayaa dalka laga helay kadib Markii cudurka laga baarau 9,337 ruux.

Heerka faafida Cudurka ayaa gaaray 11.1 boqolkiiba.

Tirada guud ee dadka uu cudurka ku dhacay ayaa gaartay  316,700 .

10 bukaan ayaa uu dhimatay Cudurka taasi oo tirada guud ee dadka cudurka uu dhintay ka dhigeysa 5,482 ruux.

  

Latest posts

Barasaabka Ismaamulka Siaya Cornel Rasanga oo ka hadlay Meydadka yeelo isbitaalka Yala

Iftiin FM Reporter

Dowladda Migori oo xoojisay barnamijka tallaalka cudurka corona

Iftiin FM Reporter

Safaaradaha Yurub ee fadhigoodu Kenya oo soo saaray digniino argagaxiso

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi