Kenya oo laga helay Kiisas Cusub oo Cudurka Corona

Dowladda dhexe ee dalka ayaa sheegtay in heerka faafitaanka cudurka corona uu marayo boqolkiiba 0.2 kadib markii sagaal qof oo dheeraad ah laga helay Cudurka corona .

Sagaalkani Qof ayaa cudurka corona laga helay kadib markii Cudurkaasi laga baaray dad gaaraya 4020.

Dadkani laga helay cudurka corona, toddobo qof waa ajnabi halka labada kalana ay yihin Kenyan .

Kiisas guud ee cudurka corona ayaa gaareen 323,281 sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka .

14 bukaan oo dheeraad ah ayaa ka soo caafimaadeen Cudurka Corona taasi oo tirada guud ee booqsashada ka dhigeyso 317,581 .

Ma jiro Bukaan uu dhintay Cudurka corona balse tirada guud ee dhimashada ayaa mareyso 5647.

Dhanka  kale 17,327,143 qof ayaa qaateen tallaalka Cudurka corona guud ahaan ee dalka .

  

Latest posts

Musalia Mudavadi oo ka hadlay abaarta ka tagan dalka

Iftiin FM Reporter

Dalkani kenya oo la sheegay in unaan sidii la rabay iskugu diyaarinin la tacaalida Cudurka Ebola

Iftiin FM Reporter

Guddomiyaha amaanka ee ismaamulka Garissa oo baaq xoogan u diray shacabka Ismaamulkaasi

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi