Kenya oo laga helay kiisas cusub oo Cudurka Corona .

Wasaaradda  Caafimaadka ee dalka  ayaa sheegtay in 8-qof oo dheeraad ah laga helay Cudurka corona  kadib markii cudurkaasi laga baaray 2,727 oo qof .

Heerka faafitaanka cudurka corona ayaa maaraya boqolkiiba 0.3.

Kiisaskani Cusub ayaa afar qof waa Kenyan halka afarta kalana  ay yihin ajaanib .

Also Read
Uhuru Kenyatta oo la kulmay wasiirka arimaha dibadda ee Sacuudi Carabiya.

Ismaamulka Nairobi ayaa laga helay shan kiis oo cusub oo cudurka corona ,halka Ismaamulada Mandera,Meru iyo Mombasa laga helay hal kiis oo cudurka corona .

Also Read
Mr Noordin Haji oo ka hadlay musuqa maasuqa KEMSA.

15 bukaan oo dheeraad ah ayaa ka soo caafimaadeen Cudurka taasi oo tirade guud ee booqsashada ka dhigeysa 317,506.

Ma jiro hal bukaan oo uu dhintay Cudurka corona 24 sacadood ee la soo dhaafay in kasta oo tirade guud ee dhimashada ay tagan tahay 5647.

Also Read
Kenya oo laga helay kiisas badan oo cudurka Corona

Dhanka kale wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in 17.3 milyaan oo Kenyan ah ay qaateen tallaalka Cudurka Corona .

 

  

Latest posts

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

Musalia Mudavadi oo ka hadlay abaarta ka tagan dalka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi