Kenya oo laga helay Kiisas Cusub oo Cudurka Corona

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in 24-kii saac ee laso dhaafay dalka laga helay 19 kiis oo kusaabsan cudurka covid-19 kadib markii cudurkaasi laga baaray2,889 Ruux.

Heerka faafida cudurka ayaa imika gaaray  0.7 boqolkiiba.

Wasaarada caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in 15 bukaan ay ka bogsoodeen cudurka,

Dhanka kale  17.9 milyan qof ayaa qaateen tallaalka cudurka corona sida ay sheegtay wasaaradd caafimaadka ee dalka

1.2 oo tallaal  ayaa la siiyay kale dadka  u dhexeyso  15 sano  ilaa 17 sano, 

  

Latest posts

Guddiga Jinsiga iyo Sinaanta ee dalka oo ku baaqay in la soo afjaro dhibaatooyinka lagu haayo dadka waayeelada ah .

Iftiin FM Reporter

Eedeysanayaal dhowr ah oo lagu haayo saldhiga booliska Kiambu

Iftiin FM Reporter

Senetarka ismaamulka Tana River Danson Mungatana oo baaq uu diray Dowladda

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi