Kenya oo laga helay Kiisas cusub oo Cudurka Corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in la diiwaangeliyey 46 kiis oo cusub oo cudurka corona  kadib markiii cudurkaasi laga baaray dad gaaraya 2,331 ee 24 sac ee la soo dhafaay

Kiisaskani cusub ayaa la soo sheegaya in 35 qof ay yihin kenyan halka 11-kalana qof ay yihin ajnabi 

Heerka faafidda cudurka corona ayaa gaaray booqlkiiba 2.0 sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka .

Bukaanka  da’ada ugu yar ayaa jiro hal sano halka bukaanka ugu da’da weyn uu jiro 74 sano .

Ismaamulka Nairobi ayaa laga helay 37 kiis oo cusub oo cudurka corona , Kisumu 4, Mombasa 4, halka ismaamulka  Kiambu la siinayey hal sano .

21 bukaan oo dheeraad ayaa ka soo caafimaadeen cudurka corona 24 sacadood ee la soo dhaafay taasi oo booqsashada guud ee ka dhigeyso 318,245

Ma jiro bukaan uu dhintay cudurka corona in kasta oo tirada guud ee dhimashada guud ka dhigeyso  5,649.

  

Latest posts

Wasaaradda caafimaadka ee dalka oo baaq u diray kenyanka

Iftiin FM Reporter

Dowladda oo sheegtay in Wadada Expressway ay ku kordhin doonto qalabyo horleh oo looga hortagaayo shilaalka wadooyinka

Iftiin FM Reporter

Shil ka dhacay wadada Nairobi Expressway ee Caasimadda tan Nairobi

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi