Kooxda Arsenal oo ka hadashay Xiddiga Youri Tielemans

Kooxda Arsenal ayaa la soo sheegaya in ay xiiso u qabto saxiixa xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Leicester City ee Youri Tielemans inta lagu jiro suuqa January.

Inkasa oo uu xiddigu yahay midka ugu fiican Leiecester City hadana waxa la filayaa in uu isaga tago kooxda foxes dhamaadka xilli ciyaareedkan maadama uu hal sano ka dhimanaan doono heshiiskiisa.

Also Read
Chelsea oo raadineysa Paulo Dybala.
Also Read
Kooxda Inter Milan Oo Dhamaystirtay Saxiixa Robin Gosens

Xiddiga 24 jirka ah ayaa xiiso ka helaya kooxo badan oo reer yurub ah kana mid yihiin Man United, PSG, Liverpool iyo kooxo kale oo badan kuwaas oo doonaya saxixiisa.

Also Read
Xulka Qaranka Gambia oo guul weyn gaaray

Laakiin Sida laga soo xigtay Goal, Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta wakiilka xiddiga Youri Tielemans si ay ugu qanciso in uu ka dago Emirates.

 

  

Latest posts

Dusan Vlahovic oo ka hadlay ku biirista kooxda Juventus

Iftiin FM Reporter

Tababarihii hore Barcelona ee Ernesto Valverde oo ka hadlay Barcelona

Iftiin FM Reporter

Dusan Vlahovic oo ku biiray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi