Kooxda Atletico Madrid oo ka hadashay xiddiga Joao Felix

Kooxda Atletico Madrid ayaa la soo sheegaya in ay diyaar u tahay in ay xiddiga Joao Felix ka iibiso kooxda Man City xagaaga.

22 jirkan ayaa ku dhibatooday in uu qaab ciyaareed fiican ku soo hor dhigo goolka hortiisa isaga oo kaliya dhaliyay 3 gool 18 kulan oo uu ciyaaray tartamada oo dhan.

Also Read
Kooxda Arsenal oo dalab ka gudbisay xiddiga Achraf Hakimi.
Also Read
Dusan Vlahovic oo ka hadlay ku biirista kooxda Juventus

Xiddiga reer Portugal ayaa la rumaysanyahay in uu bartilmaameed u yahay kooxda Man City iyada oo uu Pep Guardiola taageere u yahay xiddiga reer Portugal.

Also Read
Arsenal vs Burnley

Sida laga soo xigtay O Jogo, Atletico Madrid ayaa diyaar u ah in ay Man City ka iibiso xiddiga Felix xagaaga hadii ay doonayaan saxiixa xiddiga.

 

  

Latest posts

Dusan Vlahovic oo ka hadlay ku biirista kooxda Juventus

Iftiin FM Reporter

Tababarihii hore Barcelona ee Ernesto Valverde oo ka hadlay Barcelona

Iftiin FM Reporter

Dusan Vlahovic oo ku biiray Juventus

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi