Kooxda Manchester City oo ka hadashay weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo .

Kooxda Manchester City ayaa la soo sheegaya  in ay ka  fiirsaneyso inay si lama filaan ah ugu dhaqaaqdo weeraryahanka Juventus Cristiano Ronaldo iyagoo raadinaya bedelka Sergio Aguero.

Also Read
Philippe Coutinho Oo Heelay Koox Hor Leh.

kooxda Man City ayaa sheegtay   inay la soo wareegi  doonto   weeraryahan cusub ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsigu ka dib markii ay macsalaameeyeen gooldhaliyaha kooxda Aguero.

Also Read
Sergio Aguero oo ku biiri doono kooxda Barcelona.

Xiddigaha Erling Braut Haaland iyo Harry Kane ayaa si xoogan loola xiriirinayay City, laakiin kooxda Man City ayaa diidan in ay bixiso lacagaha ay Tottenham iyo Tottenham dul dhigeen xiddigohooda.

  

Latest posts

Man United oo iska iibin doonto Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Liverpool oo raadineysa xiddig khadka dhexe ka dheeli karo.

Iftiin FM Reporter

 Kooxaha Manchester City iyo Chelsea oo raadinayaan xiddig ka tirsan Barcelona.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi