Kooxda Manchester United oo dalab ka gudbisay Kalidou Koulibaly.

Kooxda Manchester United ayaa  mar kale laga soo diiday  dalab ay ka gudbisay daafaca dhexe ee Napoli Kalidou Koulibaly sida ay sheegayaan wararku.

Mustaqbalka xiddiga reer Senegal ayaa la hadal hayaa bilihii ugu dambeeyay iyaga oo kooxaha Man United iyo Man City isku dayay in ay helaan saxiixiisa xagaagii dambe.

Also Read
Liverpool oo baadi goobeyso badalka Van Dijk kaddib dhaawici soo karay.

Balse Napoli ayaa la rumaysanyahay in ay u furantahay in ay iska iibiso Koulibaly xagaagan Red Devils ayaana dib u soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto saxiixa xiddiga iyaga oo ka cabsi qaba in ay wawayaan saxiixa Raphael Varane..

Also Read
DEG DEG: Isku aadka Copa Del Rey.

Sida laga soo xigtay Gazzetta dello Sport, United ayaa la xiriirtay madaxweynaha Napoli Aurelio De Laurentiis iyadoo u soo bandhigay dalab 30 milyan ah laakiin dalabkaas si deg deg ah ayaa loo diiday.

Also Read
DEG DEG: Tottenham oo uu dhaqaaqday saxiixa Romelu Lukaku

 

  

Latest posts

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

Iftiin FM Reporter

Xiddiga Tyrell Malacia Oo Shaaca Ka Qaaday Cida Ku Qancisay Ku Biirista Man United.

Iftiin FM Reporter

Gabriel Jesus oo nambarka sagaalaad uu xiran doono Arsenal

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi