Kooxda Newcastle United oo ka hadashay xiddiga garabka uga ciyaara Real Madrid ee Eden Hazard

Kooxda Newcastle United ayaa  la soo sheegaya  in ay bilowday wadahadalo ay ku doonayso saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Real Madrid ee Eden Hazard.

Also Read
Real Madrid oo ka hadashay saxiixa daafaca kooxda Bayern Munich ee David Alaba.

Kooxda Newcastle United ayaa soo qaadatay suuqa Fiican bishii January waxana ay keentay xiddigaha Bruno Guimaraes, Kieran Trippier, Matt Targett, Chris Wood & Dan Burn.

Also Read
Taageerayaasha Arsenal oo doonayaan in Jack Wilshere la keeno Kooxdaasi

Laakiin Kooxda ay dhawaan la wareegeen Maal-qabeenada sucuudiga ayaan halkaas ku joogsan doonin waxana ay haatanba bilowday qorshaha suuqa kala iibsiga xagaaga

Sida laga soo xigtay Defensa Central, kooxda Newcastle United ayaa bilowday wadahadalo ay u doonayso saxiixa xiddiga Real Madrid ee Hazard suuqa kala iibsiga xagaaga.

Also Read
Thomas Tuchel oo ka hadlay dhaawaca soo gaaray Mason Mount

 

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi