Kulamo nabadeed oo ka socdo ismaamulka Marsabit.

Guddiga isdhaxgalka iyo mideynta Kenyanka NCIC ayaa manta soo dhameystiray kulamo kala duwan oo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu ka waday gudaha ismaamulka Marsabit .

Also Read
Waaxda DCI-da oo gacanta ku soo dhigtay edeysane la raadinayey

Xubnaha guddiga NCIC ayaa waxay kulamadani la qaateen madaxda iyo waxgaradka ismaamulkaasi Marsabit si halkaasi looga helo nabad waarta .

Guddomiyaha guddiga NCIC Dr. Samuel Kobia ayaa sheegay in hoggaamiyayaasha ismaamulkaasi ay caqabadooyin kala duwan kala kulmaan hirgelinta nabadda iyo soo afjaridda colaadda  gudaha ismaamulka marsabit  balse ay hadda ku  heshiiyeen qorsho lagu adkeynaya amaanka iyo nabadda ee ismaamulkaasi .

Also Read
Ra’yi aruurin muujineysa in inta badan kenyaanka ay diyaar uu yihiin In ay iska baaran cudurka Corona virus-ka.
Also Read
Professor Anyang Nyongo oo ka hadlay burburintii Kibos .

Kulamadani ayaa waxay daba socdeen amarkii uu toddobaadkii la soo dhaafay bixiyey madaxweyne uhuru kenyatta kaasi oo ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda ismaamulkaasi .

  

Latest posts

Tiro Bukaana ah oo Maanta uu dhintay Cudurka Covid-19

Iftiin FM Reporter

Dr. William Ruto oo sheegay in uu diyaar uu yahay la shaqeynta Madaxwynaha .

Iftiin FM Reporter

Martha Koome oo sheegtay in kenyanka ay heli doonaan cadaalad buuxda .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi