Kulanka: RB Leipzig Vs Man City

Kooxda Man City ayaa marti u noqon doonta kooxda RB Leipzig kulan ka tirsan champions league iyada oo kooxda Pep Guardiola doonayso in ay guul ku soo xidhato wareega Group-yada champions league.

Dhanka kale kooxda RB Leipzig ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo u dagaalamaya booskooda wareega Europa League waxana ay u baahanyihiin in ay garaacaan man City kulanka.

Also Read
Chelsea oo xasuuqday Barnsley iyo Kai Havertz oo noqday boqorka cayaarta.

Kulanka: RB Leipzig Vs Man City

Tartanka: Champions league

Wakhtiga: 8:45

Garoonka: Red Bul Arena Leipzig

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Also Read
Chelsea oo qorsheynaysa inay lacag badan ku soo qaadato Federico Chiesa

RB Leipzig ayaa guuldaro kala kulantay Man City kulankoodii kaliya ee ay ka hor tageen Man City iyada oo Man City 6/3 ku dhalisay kulan ka dhacay Etihad Staduim iyaga ayaana ah kooxda kaliya ee laga dhaliyay wax ka badan champions League xilli ciyaareedkan.

Also Read
Xiddiga Jesse Lingard oo ka tagay Manchester United .

Man City ayaan laga badin 14-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay champions League la ciyaarto kooxaha reer Germany iyada oo guuldaradii ugu dambaysay ay kala kulmeen Bayern Munich bishii November 2014.

 

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi