Liiska xiddigaha ugu goolasha badan oo la soo saaray .

Warbixin la soo saaray  ayaa lagu sheegay  in  weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema uu   yahay   xiddiga ugu goolasha badan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaaradada yurub isaga oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira isla markaas dhaliyay 9 gool.

Also Read
Tababare Mikel Arteta oo ka hadlay kulanka Villarreal..

Waxa ku xiga xiddigaha Bundesliga ee Erling Haaland iyo Robert Lewandowski kuwaas oo dhaliyay min 7 gool ilaa haatan horyaalka Bundesliga xilli ciyaareedkan.

  1. Benzema (La Liga) – 9 gool
  2. Erling Haaland (Bundesliga) – 7 gool
  3. Robert Lewandowski (Bundesliga) – 7 gool
  4. Jamie Vardy (Premier League) – 6 gool
  5. Mohamed Salah (Premier League) – 6 gool
  6. Ciro Immobile (Serie A) – 6 gool
  7. Edin Dzeko (Serie A) – 6 gool
  8. Jonathan David (Ligue 1) – 6 gool
  

Latest posts

Kooxaha Milan iyo AC Milan oo uu tartamayaan xiddiga Alex Telles

Iftiin FM Reporter

Liverpool Oo Dajisay Qorshe Ay Ku Helayso Karim Benzema

Iftiin FM Reporter

Tababare Ralf Rangnick oo shaaca ka qaaday xiddigaha kooxda ee uu ku faraxsan yahay in uu la shaqeeyo

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi