Liverpool Vs Midtjylland.

Liverpoool ayaa  caawa marti galin doonta kooxda Midtjylland kulan ka tirsan kulamadii 2-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League.

Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo guul ku bilowday tartanka champions League kadib markii ay soo garaaceen kooxda Ajax todobaadkii hore.

Also Read
Dhaawacyada xiddigaha Liverpool.

Dhanka kale kooxda Midtjylland ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya guushoodii 1-aad kadib markii ay guuldaro kala kulmeen kooxda Atlanta Todobaadkii hore.

Kulanka: Liverpool Vs Midtjylland

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: Anfield.

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Also Read
Marco Reus oo ka hadlay xiddiga Erling Haaland.

Kooxda Midtjylland ayaa noqon doonta kooxdii 3-aad ee ka dhisan dalka Denmark ee Liverpool kaga hor timaada tartamada yurub kadib kooxaha Odense Boldklub iyo Brondby.

Kulankan ayaa noqon doona markii ugu horaysay ee ay kooxda Midtjylland tartanka champions League kaga hor timaado kooxda ka dhisan dalka England.

Also Read
Inter Milan vs Benevento

Liverpool ayaa laga badiyay kaliya hal kulan 26-kii kulan ee tartamada urub ay garoonkeeda ku ciyaartay iyada oo guuldaradaas ahayd tii ka soo gaadhay Atletico Madrid xilli ciyaareedkii hore.

  

Latest posts

Tababare Roberto Martinez oo ka hadlay wararka la xiririnaya Shaqada Barcelona.

Iftiin FM Reporter

 Barcelona oo radaineysa Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Xiddig ka tagaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi