Madaxa Maamulka militariga ee dalka Myanmar oo sheegay in doorosho laga qaban doono gudaha ee dalkaasi.

Madaxa  maamulka militariga ee dalka Myanmar ayaa manta  ballanqaaday  in  gudaha ee dalkaasi laga qaban doono  doorosho  ka dib afgembigii dalkasi ka dhacay bishii February.

Madaxa  maamulka militariga ee dalka Myanmar Janaraal Min Aung Hlaing ayaa  carabka ku adkeeyey in guud ahaan dalkaasi laga qaban doono doorosho  kadib hadal uu ka jeediyey goob ay militariga ugu dabaaldagayeen maalinta ciidanka dalkaasi.

Also Read
Farmaajo oo Raisul Wasaare Rooble ku boogaadiyay Soo dhisida Xukumada Cusub.

Xafladda dabaaldaga ayaa waxay ka dhacday caasimada Myanmar ee, Naypyidaw.

Also Read
Saraakiisha NISA oo howlgallo qorsheysan ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Janaraal Min Aung Hlaing ayaa sida oo kale sheegay in  ficilada lagula kacay dibadbaxayaasha ay ahaayeen kuwa aan habooneyn.

Janaraal Min Aung Hlaing  ayaa sheegay in gacan biir ah lagu qabanaya daka ka soo horjeedaan afgemba oo ku baaqay  dibadbaxyo waawayn.

Also Read
Arday ku dhaawaceen duqeyn ka dhacday gobolka Tigrey-ga.

Janaraal Min Aung Hlaing ayaa sheegay in militariga sababta ay awoodda ula wareegeen ay tahay waxyaabaha sharci darada ah ee ay sameeyeen xisbiga the National League for Democracy.

  

Latest posts

Madaxweyne Erdoğan iyo Jagan Chapagain oo kulmay

Iftiin FM Reporter

Hay’adda IMF oo ka hadashay Nooca cusub ee Cudurka corona.

Iftiin FM Reporter

Cidamada Soomaliya oo digniin adag loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi