Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoosta Ka xarriqay in Xildhibaan Cabdiraxmaan in uu mutawaxnimo uu shaqaddaan u qaban doono, maadaama uu yahay Xildhibaan ka tirsan Golaha.
Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Party wuxuu kamid ahaa musharaxiinta madaxtinimadda doorashaddii dhacdey 15-kii May.
Qaybo kamid ah dalka Soomaaliya ayaa weelito ka taagan abaaro bahsan kaa oo saameeyay dad iyo duunyo.