Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Kulan Wada qaatay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la soo sheegaya in uu  hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kula kulmay  Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Also Read
Madaxweynaha Lubnaan, Misheel Cawn oo sheegay waxaa laga yeelaya wadaanka Lubnaan

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha ayaa waxay wax iska weydiyeen xaaladaha guud ee dalka iyo dardargalinta dhameystirka arrimaha doorashooyinka.

Also Read
Qaramada Midoobay oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Hir-Shabeelle doorkiisa ku aadan dardar gelinta Arrimaha doorashooyinka

  

Latest posts

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Liberia oo lagu xukumo labo sano oo xarig ah

Iftiin FM Reporter

Qarax ka dhacay degmada Kaaraan .

Iftiin FM Reporter

Dooroshooyin ka dhacayaan Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi