Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlay doroshooyinka .

Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa markii ugu horeysay  soo saaray  liiska xubnaha galmuduq ee ku  matalaya guddiga doroshooyinka iyo xalinta khilaafaadka heer federal.

Also Read
Madaxweynaha Suuriya oo xilka ka qaaday Ra'iisul Wasaarihiisa.

Liiska   Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu soo saaray ayaa waxaa ka mid ah .

1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

Also Read
Musharaxa madaxweynaha Mareykanaka Joe Biden oo olole ka sameeyay Minnesota.

2-Mustaf Macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

Also Read
Shinzo Abe oo iscaasilay

Horey  sidan oo kale guddiga u soo gudbiyay Dowlad Goboleedyada, Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland iyo  Galmudug,  halka weli maamulka Hirshabelle uusan soo gudbinin.

  

Latest posts

Weerar khasaara dhaliyay oo lala beegsaday Ciidamada Turkiga.

Iftiin FM Reporter

RW Rooble oo la kulmay mMadaxda Dowlad Goboleedyada Soomaliya.

Iftiin FM Reporter

Antony Blinken oo booqanaya dalka Kuwait.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi