Madaxweyne Emmanuel Macron oo la jabsaday xogta Taleefoonkiisa.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku biiray  hoggaamiyayaasha   la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda.

Software-ka oo loo yaqaan Pegasus oo inta badan uu dhaco  taleefannada  ayaa  fursad u siinayaa dadka adeegsanaya inay ogaadaan xogaha taleefoonkaasi ku jira.

Also Read
Dowladda Sudan oo daaqadda ka saartay sharci mamnuucayay in xiriir ay la yeelato Israa’iil.

Waxaa jirta warbixin cusub oo lasoo dusiyey, taasoo bidhaamineysa in la basaasay uggu yaraan 50,000 oo qof oo caana, kuwaasoo ku kala nool dunida dacaladeeda.

Also Read
Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay degmada Shilaabo.
Also Read
Bangiga Aduunka oo deeq dhan 55 milyan oo dollar siyay dalka Somalia.

Dhanka kale  shirkadan lagu magacaabo NSO ayaa beenisay wararka sheegaya in barnaamijkeeda loo adeegsaday si qaldan.

  

Latest posts

Weerar khasaara dhaliyay oo lala beegsaday Ciidamada Turkiga.

Iftiin FM Reporter

RW Rooble oo la kulmay mMadaxda Dowlad Goboleedyada Soomaliya.

Iftiin FM Reporter

Antony Blinken oo booqanaya dalka Kuwait.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi