Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay dalka Soomaliya .

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa manta dib ugu laabtay dalka Soomaliya kadib booqosho hal maalin ah uu ku tagay  dalka Congo .

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya

Also Read
Doorosho ka dhaceysa guud ahaan dalka Itoobiya .

Madaxweyne Farmaajo ayaa maalintii shaleyto caasimadda Koongo  wadahadallo kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo Felix Tshisekedi.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in waxyaabihii laga wada hadlay ay xooga saareen xoojinta xiriirka laba geesoodka ee ka dhexeeya labada dal iyo sidoo kale doorka muhiimka ah ee Midowga Afrika (AU) uu ka ciyaaro horumarka Afrika.

Also Read
Qaramada Midoobay oo ka hadashay dagaalka Al-Shabaab.
Also Read
Mareykanka oo Militirigiisa kala baxay dalka Ciraaq.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa ka codsaday madaxweynaha Koongo in uu fududeeyo wadahadallo dhexmara Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada Mucaaradka ku kuwaas oo diidan muddo kordhinta loo sameeyay

  

Latest posts

MD Farmajo oo joojiyey awoodaha RW Rooble.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Taalibaan oo ka hadashay qaraxi kabul .

Iftiin FM Reporter

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Beesha Caalamka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi