Madaxweyne Farmaajo Oo Khadka Telefoonka kula hadlay Amiirka Qatar.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  la soo sheegaya in uu manta  wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamiim ayaa isugu hambalyeeyay munaasabadda Ciida barakeysan ee Ciidul Adxa oo maanta Maalintii laabad loo dabaal-dagayo.

Also Read
Dowladda Soomaliya oo gacanta ku dhigtay kiimikaal qatar ah oo qaraxyada lagu sameeyo.

Madaxweyne farmaajo  iyo Sheekh Tamiim ayaa isweydaarsiga halmbalyada Ciida kadib, ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal, iyagoonka u rajeeyay labada dal iyo dhammaan muslimiinta horumar iyo barwaaqo.

Also Read
Gabar uu dhalay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi oo xabsiga la dhigay.

Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladdaha taageerada weyn siiya Soomaaliya, waxaana la sheegaa in ay saaxiibo gaar ah la tahay Madaxda dowladda oo uu horkacayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

  

Latest posts

Weerar khasaara dhaliyay oo lala beegsaday Ciidamada Turkiga.

Iftiin FM Reporter

RW Rooble oo la kulmay mMadaxda Dowlad Goboleedyada Soomaliya.

Iftiin FM Reporter

Antony Blinken oo booqanaya dalka Kuwait.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi