Madaxweyne Kenyatta oo xariga ka jaray shirka Africities

Madaxweynaha ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa manta xariga ka jaray shirka Africities oo ka furmay magaalada Kisumu .

Madaxweyne Kenyatta ayaa sida oo kale ka qeybgalay kulan ballaraan oo loogu hadlayey arrimaha kabayaasha iyo horumarinta magaalooyinka  Africa .

Kulankani ayaa waxaa sida oo kale ka qeybgalay barasaabka Ismaamulka Kisumu Prof Anyang’ Nyong’o , guddoomiyaha midowga africa Moussa Faki, reysul wasaarihii hore ee dalka Raila Odinga ahna ereyga gaarka ah ee uu qabilsaan kabayaasha qaaradda africa iyo madaxweynihii hore ee dalka Seychelles ,Danny Faure 

Madaxweyne Kenyatta ayaa sheegay in shirkani Africities uu fursad uu siinaya qaaradda africa in ay xaliso caqabadaha magaalaynta.

Professor Anyang Nyong’o ayaa dhankiisa sheegay in magaalooyinka sida Kisumu  ay ka faa”iideysteen dowladda wadaajinta .

  

Latest posts

Dr.William Ruto oo ka hadlay horumarka uu gaarsiin doono ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

Bandow lagu soo rogay ismaamulada Baringo, Elgeyo Marakwet and West Pokot.

Iftiin FM Reporter

Isbaheysiga Azimio la Umoja-One Kenya oo olole siyaasadeed ku qabtay gobolka Mount Kenya

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi