Madaxweyne kuxugenka dalka Kenya, Dr. William Ruto oo baaq jeediyay.

Madaxweyne kuxugenka dalka Dr. William Ruto ayaa sheegay unaan ka Walwalsaneyn isbaheysiga siyaasadeed ee ay siyaasiyiinta dalka ka wadaan kahor doorashada guud ee 2022-ka.

Madaxweyne Kuxugenka ayaa sheegay in uu diyaar uu yahay in uu wajaho isbaheysi waliba oo dalka laga hirgaliyo.

Ruto oo Maanta ka hadlayay Magaalada Machakos halkaasi oo uu kula kulmay qaar kamid ah ganacsatada yaryar ee ka xamaasha suuqa Magaalada ayaa sheegay in ololihiisa siyaasadeed uu ku dhisan yahay sidii sare loogu qaadi lahaa noolasha shacabka tabarta yar.

Madaxweyne kuxugenka ayaa sheegay in Mucaaradka aynan dalka wax muuqda ka qabanin Xiligii ay dowladda kujireen Waxaa uuna shacaka ugu baaqay in aynan dhageysanin.

  

Latest posts

Heerka faafida Cudurka Covid-19 oo gaaray 12.2 boqolkiiba.

Iftiin FM Reporter

Diyaarad siday dad daxiisayaal ah oo toos uga caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Mombasa.

Iftiin FM Reporter

Prof John Lonyangapuo oo ka hadlay Dooroshada Guud 2022-ka .

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi