Madaxweyne kuxugenka dalka Kenya oo baaq u diray xildhibaanada.

Madaxweyne kuxugenka dalka Kenya, William Ruto ayaa Xildhibaanada aqalka barlamaanka ugu baaqay in ay baas mariyaan sharciyo iyon bilaal bulshada Waxtar uu leh.

Also Read
Xildhibaanada barlamaanka oo loogu baaqay in aysan faragelin ku sameynin hindse sharciyeedka BBI-da

Ruto ayaa sheegay in barlamaanka uu Xooga saaray biilal aan wax faido ah lahayn isla Markana ay weli barlamaanka iska yalaan bilaal Muhiim ah.

Also Read
Golaha barasaabyada dalka oo ka hadlay BBI-da .

Madaxweyne kuxugenka oo maanta ka hadlayay hoygiisa Sugoi ee ismaamulka Uasin Gishu halkaasi oo uu kula kulmay hogaamiyasha Bungoma ayaa barlamaanka ugu baaqay in ay baas mariyaan biilka caymiska caafimaadka ee NHIF-ta iyo sharciga guryeynta si shacab badan ay uga faideystaan.

  

Latest posts

Caalamka oo laga xusay Maalinta Cuntada Adduunka.

Iftiin FM Reporter

Ma kula tahay in haweenka ay qaban karaan xilka madaxweynaha ?

Iftiin FM Reporter

Dr. Alfred Mutua oo ku baaqay in laga soo horjeesto siyaasinta waxqabadkooda hooseeyo.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi