Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay geeridii Maxamed Sheekh Madoobe.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa wax laga naxo ku tilmaamay geeridii Alle ha u naxariistee Jeneraal Maxamed Sheekh Madoobe oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Also Read
Dagaal ka socdo Guriceel gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Laftagareen oo tacsi uu diray qoyska, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed  ayaa sheegay  in Marxuumku uu muddo u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyed iyo doorkii uu ku lahaa difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isaga oo burbarkii kaddib door ka soo qaatay nabadeynta iyo dowlad dhiska dalka.

Also Read
Nin ku hubaysan qaanso iyo leeb oo shan qof ku dilay gudaha dalka Norwey.

Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Marxuumka Alle uga baryay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey.

  

Latest posts

Dowladda Ruushka oo fariin uu soo dirtay dowladda Soomaliya

Iftiin FM Reporter

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay weerar ka dhacay Magaalada Beledweyne

Iftiin FM Reporter

QM oo ka hadashay gargaarkii ugu horeeyay lagaarsiiyay G.Tigreey

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi