Madaxweyne Qoor qoor oo booqday xarumaha taliska ciidamada qalabka sida.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye  la soo shegaya in uu  kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida.

Kormeerka madaxweynaha  oo ay la socdeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Galmudug, saraakiisha ciidamada qalabka sida, gudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo maamulka degmada Dhuusamarreeb.

Also Read
Dooroshada maamul goboleedyada oo dhowaan bilaabaneyso.

Madaxweynaha oo la hadlayay ciidamada qalabka sida ayaa amaanay  guulihii dhawaan ay kasoo hoyeen howlgalkii xasilinta caasimadda iyo deegaanada hoos taga, isagoona ku dhiirigeliyay ciidamada kala duwan inay sii joogteeyaan sida naf hurnimada leh oo ay waajibkooda u gutaan oo ah difaaca nafta iyo sharafka shacabka reer Galmudug, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug.

  

Latest posts

Dowladda Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag lagu eedeyay falal Amni darro

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo gaaray degmada Dhoobleey

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo diyaar uu ah in uu wadahadallo la galo Xisbiyada Mucaaradka

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi